Al Nada Foundation

Ka-tag waxa xun

Rasuulka CSW waxaa loosoo diray i uu dhamaystiro akhlaaqda inteda wanaagsan, waxaa laga wariyay Suubanaha SCW إنما بعثت لأتمم مكارم الاخلاق Taas oo micnahdu tahay waxaa la iisoo saaray si aan udhamaystiro akhlaaqda teda wanaagsan.

Akhlaaqdaas wanaagsan ee Suubanahena loosoo saaray waxaa kamid ah in qofku uu ka tago waxa aan dani ugujirin sidaas oo kale waxaa jira xadiis laga weriyay Suubanaha SCW من حسن إسلام المرء تركه مالايعنيه qofka islaam-wanaagiisa waxaa kamid ah i uu iskaga tago waxa aan dan iyo heelo kagalin.

Hadaba walaal si islaamnimadenu u wanaagsanaato waa in aan iskaga tagnaa waxa aan faaiido inoogu jirin.

1 thought on “Ka-tag waxa xun”

Comments are closed.

Scroll to Top